DAAWO;-Aas Qaran Deegaanka Toon Loogu Sameeyay Marxuum Gen Jaamac Maxamed Qaalib “Jaamac Yare” | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Deegaanka Toon Loogu Sameeyay Marxuum Gen Jaamac Maxamed Qaalib “Jaamac Yare”
April 29, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Alle ha,naxariistee waaa maanta deegaanka toon ee koonfurta magaalada hargaysa lagu aasay jaamac maxamed qaalib “Jaamac yare”

Waxaana aaska marxuum gen jaamac yare ka qaybgalay Madaxwayne kuxigeenka jsl, masuuliyiin xukuumada katirsan,hogaanka xisbiyada mucaaridka ,waxgarad iyo dadwayne kale oo tiro badan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS