|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa Ayaa Damiyay Dab Qabsaday Guri Jiingad ah Oo ku Yaala Xaafada Daloodho.
April 16, 2022 - Written by Editor:Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa Ayaa Damiyay Dab Qabsaday Guri Jiingad ah Oo ku Yaala Xaafada Daloodho. Ciidamada ayaa isla markiiba goobta gaadhay, waxaana ciidamadu dabkaa ku xakameeyeen halkii uu ka bilaabmay, waxaana ciidamadu dabkaa ka hakiyeen inuu ku fido guryo Buulal ah. Ma jirin dhaawac iyo dhimasho dabkaasi sababay.
Sababta dabkan dhalisay waxaa gacanta ku haya ciidamada Booliska degmada, ciidanka Booliska ayaa hawlgalkan kala shaqeeyay ciidamada Dab-demiska dhanka sugida amniga. Ugu dambayn ciidanka dab-demiska Qaranka Somaliland, wuxuu halkan fariin uga dirayaa bulshada Somaliland inay ka digtoo-naadaan wax kasta oo keeni kara. Related posts:Suldaan Siciid Ducaale Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka ka Socda Deegaanka Buqdharkayn Iyo Fariinta Uu... Bulshada Casimada Hargeysa Oo la Ildaran Biyo La,aan Iyo Xukuumada Dhagaha ka huraysatay Cabashada... “Waxaynu Ognahay In Madaxwaynuhu Diyaar Uyahay, In Doorashada Madaxtooyadu ku Qabsoonto Wakhtigeedii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|