“Buuni Waxa Lagu Helay Dambi Argagixisnimo Ah, Madaxiisa Ayaa Lacag La Duldhigay, Wuxuu Magangalyo Ku Joogaa Madaxtooyada” Wiil Reer Boorama Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Buuni Waxa Lagu Helay Dambi Argagixisnimo Ah, Madaxiisa Ayaa Lacag La Duldhigay, Wuxuu Magangalyo Ku Joogaa Madaxtooyada” Wiil Reer Boorama Ah.
April 12, 2022 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Midkamid ah dhalinyarada ku dhaqan magaalada boorama ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo uu afhayeenka xisbiga kulmaiye cabdinaasir buuni ujeediyay dadwayne aga soo xidh xidhay deeganka ruqi ee gobolka awdal oo ku tilmaamay in ay kooxo nabadiida ahaayeen.

Sidoo kale masuulka reer boorama ayaa afhayeen buuni ku eedeeyay in uu yahay isagu argagixiso ismarkaana hore loogu helay danbigaasi oo dawlada somaliya madaxiisa dul dhigtay lacag.

Dhanka kale afhayeen buuni ayaa loogu hanjabay in aanu dib usoo dhex maridoonan dhulka ay dagaan beesha uu eedeeyay/

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS