|
|||||
WAJAALE NEWS
BAAFIN;-Gabadh Raadinaysa Hooyadeed Oo Aanay Garanayn Magaceeda!
April 19, 2022 - Written by Editor:BAAFIN; Inanta layidhaa ILHAN oo aan magac aabo lahayn degana wadanka faransiiska , islamarkaana hooyadeed dhigtay xarunta dhalinta/xanaanada caruurta ee Djibouti , kadibna loo qaaday faransiiska iyadda oo sanad wax ka yar jirta sannadkii 1993 kii , waxay raadinaysaa hooyadeed oo ayna magaceedii garaneyn. Sidaadarteed , haddii Hooyadeed fariintan ay hesho ama ay jirto cid garanaysaa halasoo xidhiidho numberadan: Telephone: 00 252 63 4426833 Whatsapp: 00 252 63 4418174 https://youtu.be/Hej3TWLfshQ
Related posts:DAAWO;-Culimada Gobolka Togdheer Oo Ka Horyimid Ga,aankii Xukuumada Ee Xidhista Masaajidada Iyo Talo... DAAWO;-Dr Buuxane Oo Ka Hadlay Xaalada Nabadgalyo Daro Ee Magaalada Boorama, Muxuuse Ka Yidhi Saamay... Somaliland delegation to Turkey not only failed to represent Somaliland case as they should, they be... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|