|
|||||
WAJAALE NEWS
BAAFIN;-Gabadh Raadinaysa Hooyadeed Oo Aanay Garanayn Magaceeda!
April 19, 2022 - Written by Editor:BAAFIN; Inanta layidhaa ILHAN oo aan magac aabo lahayn degana wadanka faransiiska , islamarkaana hooyadeed dhigtay xarunta dhalinta/xanaanada caruurta ee Djibouti , kadibna loo qaaday faransiiska iyadda oo sanad wax ka yar jirta sannadkii 1993 kii , waxay raadinaysaa hooyadeed oo ayna magaceedii garaneyn. Sidaadarteed , haddii Hooyadeed fariintan ay hesho ama ay jirto cid garanaysaa halasoo xidhiidho numberadan: Telephone: 00 252 63 4426833 Whatsapp: 00 252 63 4418174 https://youtu.be/Hej3TWLfshQ
Related posts:Suldaanka Guud Ee Subeer Awal Ayaa Si Adag Uga Hadlay Hadalo Lafjab ku ah Qarannimada Somaliland o... Xulka Dalka Argentina Oo Ku Guulaystay Koobkii Aduunka Kadib Markii Ay Gool Ku laag Kaga Badiyeen Fa... Daawo-Gudoomiye Baashe Oo Ka Hadlay Khilaaf La Sheegay Inuu U Dhexeeyey Golaha Guurtida iyo Wakiilad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|