Aqoonyahan Fashiliyay In Xoolaha ka Dhoofaya Somaliland Ogolaashahooga Lagu Xidhay Somaliya Iyo War La,aanta Xukuumada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Aqoonyahan Fashiliyay In Xoolaha ka Dhoofaya Somaliland Ogolaashahooga Lagu Xidhay Somaliya Iyo War La,aanta Xukuumada!
April 21, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Haldoorka urur siyaasadeed miisaanka ee Somaliland oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada hargaysa ayaa ka hadlay arimo badan oo xasaasiya oo ka taagan dalka iyo xukuumadii oo shaqadii ay umada uhaysay kaga mashquushay suuqa waaheen iyo muranka xisbiyada mucaaridka

Sidoo kale Aqoonyahan Axmed Aw Salawaad Oo kamid ah Urur siyaasadeedka Miisaan ayaa fashiliyay qorshe qarannimada Somaliland halis ku ah oo xukuumada farmaajo ka hirgalisay dalka  kaasi oo ah in dhoofkii xoolaha Somaliland ganacsadu waraaqaha ogolaanshaha ay ka doonteen muqdisho iyadoo laga qaaday dhaqaale faro badan xili xukuumada madaxwayne biixi ku mashquushay suuqa waaheen iyo muranka siyaasada,

COMMENTS
LINKS