Afur Wadareed Magaalada Jig Jiga Loogu Sameeyay Kumanaan Kamid Ah Shacabka Ku Dhaqan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Afur Wadareed Magaalada Jig Jiga Loogu Sameeyay Kumanaan Kamid Ah Shacabka Ku Dhaqan.
April 28, 2022 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Maamulka dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa afur wadareed usameeyay kumanaan kamid ah shacabka danyarta ee ku dhaqan magaalada jig jiga kuwaasi oo ay kala qaybgaleen afur madaxda ugu saraysa dalku.

HALKAN KA DAAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS