Afur-Wadareed Magaalada Jig Jiga Loogu Sameeyay Dadka Danyarta Ah Ee Ku Dhaqan Magaalada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Afur-Wadareed Magaalada Jig Jiga Loogu Sameeyay Dadka Danyarta Ah Ee Ku Dhaqan Magaalada.
April 18, 2022 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Waxaa magaalo madaxda dawlad deegaanka somalida ee jig jiga afurwadareed loogu sameeyay dadka danyarta ee ku dhaqan magaalada jig jiga kuwaasi oo tiradoodu dhamayd 600qof.

Afurwadareedkan ayaa waxaa soo qab qaabiyay qurba joogta deegaanka Somaliland.

Waxaana munaasibadan afurwadareedka ah ka hadlay hogaanka nabadgalayada dds ahna kusimaha madaxwaynaha ismaamulka somalida iyo qaarkamid ah dadkii soo qab qaabiyay munaasibada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS