|
|||||
WAJAALE NEWS
Aas Qaran Oo Caawa Magaalada Arabsiyo Loogu Sameeyay Marxuum Sh. Daa’uud Macalin Oo Kamid Ahaa Culimada Waawayn Ee Dalka.
April 28, 2022 - Written by Editor:ARABSIYO(W,N)-Alle Ha,naxariistee Caawa Magaalada Arabsiyo ee gobolka gabiley Aas qaran loogu sameeyay marxuum sheekh Daa,uud Macalin oo ahaa mufti diinta ah kana mid ahaa culimada faro ku tiriska ah ee jamhuuriyada somaliland. Aaska marxuum sheekh daa,uud ayaa waxaa ka qaybgalay wasiiro katirsan xukuumada somaliland,xildhibaano, culimo awdiin iyo boqolaal kamid ah shacabka somaliland. Masuuliyiinta iyo Dadkwaynaha kasoo qaybglay aaska marxuum sheekh daa,uud ayaa ka waramay sifooyinkiisii diimeed iy mudadii dadka soo baray quraanka HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Khilaafkii Udhexeeyay Golaha Deegaanka Gabiley Oo Xal Laga Gaadhayo Iyo Nuxurka Gudi Xildhibaano Ah ... DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Hawd Oo Ka Warbixiyay Halka Ay Marayso Wado Isku Xidhi Doonta Baligubadle... Wakiilka Xoghayaha Qaramada Midoobay James Swan Oo Ka Hadlay Ujeedada Safar Uu Ku Yimid Somaliland I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|