Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Suxufiyiin Magaalada Hargaysa Dhaawacyo Loogu Gaystay, Xukuumadana Ugu Baaqay In Ay Waxka Qabato! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Suxufiyiin Magaalada Hargaysa Dhaawacyo Loogu Gaystay, Xukuumadana Ugu Baaqay In Ay Waxka Qabato!
March 20, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka xisbiga wadani Axmed Cumar xaaji cabdilaahi (Xamarje) ayaa canbaareeyay fal foolxun oo ka dhacay magaalada hargaysa kaasi oo kooxo aan la aqoonsanin ay dhaawacyo ugaysteen laba saxafi oo kamid ah warbaahinta dalka

Sidoo kale Siyaasi Xamarje ayaa sheegay in ay samaysmeen ciidamo ilaaliya facebookga oo a leexday shaqadii qaranka.

COMMENTS
LINKS