Xildhibaan Yaxye Araarse Oo Ka Hadlay Shaqaaqo Ka Dhacday Deegaanka Boodhka, Sheegayna In Ay Saameel Iyo Boodhuba Ka Tirsan Yihiin Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Yaxye Araarse Oo Ka Hadlay Shaqaaqo Ka Dhacday Deegaanka Boodhka, Sheegayna In Ay Saameel Iyo Boodhuba Ka Tirsan Yihiin Gobolka Gabiley.
March 29, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Yaxye Amiin Aamin (Araarse) oo katirsan golaha wakiilada kana mid ah xildhibaanada laga soo doorto gobolka gabiley ayaa ka hadlay shaqaaqo dhawaan ka dhacday iyo muran kataagan deegaano waqooyiga gabiley ah kuwaasi oo sheegashadoodu khilaaf kataagan yahay

Xildhibaan Araarse ayaa bulshada deegaanadaas wada degan ugu baaqay in ay ilaashadaan wada jirkooda.

 

COMMENTS
LINKS