Xildhibaan Maxamed Khadar Oo Si Kulul Uga Hadlay Fal Foolxun Oo Lagu Kacay Gabadh Muwaadin Ah Iyo Fariinta Uu Udiray Wasiirka Arimaha Gudaha jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Maxamed Khadar Oo Si Kulul Uga Hadlay Fal Foolxun Oo Lagu Kacay Gabadh Muwaadin Ah Iyo Fariinta Uu Udiray Wasiirka Arimaha Gudaha jsl.
March 2, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Maxamed khaddar oo kamid ah golaha wakiilada Somaliland ayaa dareen celiyay cabasho kazoo yeedhay gabadh ku dhalatay Somaliland kuna dhaqantay oo wasaarada arimaha gudaha iyo xafiiska dawlada ee bixinta kaadhka dhalashadu ay udiideen kaadhka iyagoo ku cunsuradeeyay qabiilka ay kazoo jeedo

Xildhibaan kahadar ayaa sheegay in arinta qaranka iyo shacabka somalilandba ceeb ku tahay islamarkaana ay muhiim tahay wasiirka arimaha guduhu in uu ka jawaabo cabashadeeda uuna siiyo kaadhka dhalatay oo ay sharciyan xaq uleedahay.

COMMENTS
LINKS