Xildhibaan Katirsan Golaha Wakiilada Oo ka Hadlay Shaqaaqo Saaka Ka Dhacay Gobolka Awdal Oo Lagu Dhaawacay Ciidamo Boolis. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Katirsan Golaha Wakiilada Oo ka Hadlay Shaqaaqo Saaka Ka Dhacay Gobolka Awdal Oo Lagu Dhaawacay Ciidamo Boolis.
March 27, 2022 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Shaqaaqo saaka ka dhacy deegaanka boodhka ee degmada baki ee gobolka awdal ayaa waxaa lagu dhaawacay taliye kuxigeenka qayb ee ciidanka booliska iyo askar kale

Xildhibaan cabdiqani Maxamed oo katirsan golaha wakiilada Somaliland kana mid ah xildhibaanada laga soo doorto gobolka awdal ayaa ka hadlay shaqaaqadan isagoo sheegay in ciidanka boolisku abuuriin buuqa islamarkaana deegaankan oo aan dhib ka jirin xukuumadu gaysay ciidamo tiro badan.

COMMENTS
LINKS