|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Katirsan Golaha Wakiilada Oo ka Hadlay Shaqaaqo Saaka Ka Dhacay Gobolka Awdal Oo Lagu Dhaawacay Ciidamo Boolis.
March 27, 2022 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Shaqaaqo saaka ka dhacy deegaanka boodhka ee degmada baki ee gobolka awdal ayaa waxaa lagu dhaawacay taliye kuxigeenka qayb ee ciidanka booliska iyo askar kale Xildhibaan cabdiqani Maxamed oo katirsan golaha wakiilada Somaliland kana mid ah xildhibaanada laga soo doorto gobolka awdal ayaa ka hadlay shaqaaqadan isagoo sheegay in ciidanka boolisku abuuriin buuqa islamarkaana deegaankan oo aan dhib ka jirin xukuumadu gaysay ciidamo tiro badan. Related posts:Gudida Dabagalka Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada Oo Kulan La Qaatay Maareeyaha Hay’adda Duulista Daawo: Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadashay Xaalada Caafimaad Ee Madaxwayne Siilaanyo Oo Qaliin La... Wasiirka Maaliyada Oo kormeerkii Madaxwaynaha Daqiiqado Kadib Xilkii Ka Qaaday Midka Mida Agaasimo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|