“Waxaynu Ognahay In Madaxwaynuhu Diyaar Uyahay, In Doorashada Madaxtooyadu ku Qabsoonto Wakhtigeedii!Wasiir Ataash, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaynu Ognahay In Madaxwaynuhu Diyaar Uyahay, In Doorashada Madaxtooyadu ku Qabsoonto Wakhtigeedii!Wasiir Ataash,
March 10, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wsiirka wasaarada gaadiidka iyo jidadka Somaliland cabdirasaq ataash ayaa ka hadlay muranka ka taagan furista ururada, iyo qabsoommida doorashada madaxtooyada ee ku mudaysan 13nov isagoo sheegay in madaxwaynuhu diyaariyay furista ururada islamarkaana uu diyaar uyahay in doorashada madaxtooyadu ku qabsoonto wakhtiga loo mudeeyay isagoo farin udiray madaxda xisbiyada mucaaridka.

COMMENTS
LINKS