“Waxay Guddidu Ku Dhawaaqi Doontaa In La Diiwaan Gelinayo Ururadii, Saddexda Xisbi Ee Jiraa Waxay La Xuquuq Noqonayaan Ururadaa” Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxay Guddidu Ku Dhawaaqi Doontaa In La Diiwaan Gelinayo Ururadii, Saddexda Xisbi Ee Jiraa Waxay La Xuquuq Noqonayaan Ururadaa” Madaxwayne Biixi.
March 7, 2022 - Written by Editor:

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ayaa  shaaca ka qaaday hannaanka ay doorashooyinku u kala horayn doonaan “Saddexda doorasho ee inagu soo socda waxaa ugu soo horaysa tii Ururada haddii Alle yidhiaahdo Bisha June waxay guddidu ku dhawaaqi doontaa in la diiwaan gelinayo Ururadii oo waa la tartamayaa, Saddexda Xisbi ee jiraa waxay la xuquuq noqonayaan Ururadaa bilaabmay, waa in Ururadii tartamaan Saddex Xisbi ayaa soo baxaya, 13 November waxaa dhacaysa sida waajibku yahay tii Madaxtooyada sidii laysu waajin lahaa waa hawl u taala qaranka, waxaa ku xigta Guurtidii Insha allaahu, iyaduna waxay noqon doontaa in lasoo xulo oo aynaan doorasho badan gelin taa lafteedu waa hawl badan”.

COMMENTS
LINKS