|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Deegaanka Oo Gaadhay Gobolka Gabiley Iyo Ujeedada Kormeer Ay Kusoo Martay Dugsiga Qalax Iyo Goobo Kale Muhiim Ah.
March 8, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Wasirka wasaarada deegaanka oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan wasaaradu ayaa gaadhay magaalada gabiey iyo iyadoo kulan la qaatay maamulka dawlada hoose ee gabiley. Sidoo kale wasiirka deegaanka iyo maamulka gobolka gabiley ayaa soo kormeeray dooxa dugsiga qallax oo laga sameeyay doox xidh.
Dhanka kale wasiirka deegaanka iyo maamulka gabiley ayaa dhagax dhigay xarunta dhirbeerista oo laga hirgalindoono gobolka gabiley. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|