Wasiirka Ganacsiga Iyo Wasiiro Uu Horkacayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Ganacsiga Iyo Wasiiro Uu Horkacayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama.
March 29, 2022 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Wasiirka wasaarada ganacsiga Somaliland iyo xubno wasiiro ah ayaa socdaal ku tagay gobolka awdal iyadoo lag soo dhaweeyay magaalada borama.

COMMENTS
LINKS