Wasiirka Gaadiidka & Jidadka Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Dhismaha Wadada Kalabaydh Iyo Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Gaadiidka & Jidadka Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Dhismaha Wadada Kalabaydh Iyo Wajaale.
March 22, 2022 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirka wasaarada horumarinta wadooyinka iyo gaadiidka mareeyaha haayada wadooyinka maamulka gobolka gabiley ,maayarka magaalada gabiley ka degmada wajaale ayaa kormeer ku tagay dhismaha wadada corridorka ee kalabaydh to wajaale oo hada dhismaheegu socdo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS