Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Xadhiga Ka Jaray Masaajidka Kuwaytiga Oo Dib Udhis Balaadhan Lagu Sameeyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Xadhiga Ka Jaray Masaajidka Kuwaytiga Oo Dib Udhis Balaadhan Lagu Sameeyay
March 31, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta jsl culimo awdiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qaybgalay daahfurta masaajidka kuwaytiga ee magaalada hargaysa oo dib udhis iyo balaadhin lagu

sameeyay.

COMMENTS
LINKS