|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Shaacisay Talaal Cusub Oo Xanuunka Covid19 Ay Dalka Ka Bilaabayso.
March 15, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa ku dhawaaqday talaal cusub oo xanuunka covid19ka ah oo dalka ka bilaabmaya.
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Iyo wasiirka ayaa faah faahin ka bixiyay faa,iidooyinka bulshada ugu jira talaaladan. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|