HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka gobolka maroodi jeex ee xisbiga wadani oo mudo ku xidhnaa magaalada hargaysa ayaa maanta lasiidaayay
Wali cabdi jaamac oo hore xukuuadu uxidhay kadib markii uu dhaliilo ujeediyay maadxwayne biixi iyo musuqa ka taagna wakaalada biyaha ayaa lagu xukumaday 2sano
Hadaba gudoomiye wali ayaa ka hadlay xadhigiisii sheegayna in aanu marnaba ka aamusanaynin sheegista xaqa
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;