|
|||||
WAJAALE NEWS
Urur Siyaasadeed Cusub Oo Lagaga Dhawaaqay Magaalada Hargaysa Iyo Waxyaabaha Uu Kaga Duwan Yahan Ururadii Hore!
March 24, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Urur Siyaasadeed noociisu ku cusub yahay dalka Somaliland ayaa maanta lagaga dhawaaqay magaalada hargaysa. Urur siyaasadeedkan oo ka duwan ururadii hore ee Somaliland ka jiray iyo kuwa lagu dhawaaqay Hadaba kaasi oo lagu magacaabo Ururka Dib udhiska dalka Iyo dadkaba ee ASAAS. Sidoo kale ururkan ayaa ah urur ay hogaaminayaan dhalinyaro islamarkaana xanbaarsan fikir iyo aragtiyo cusub. Siyaasi Caydaruus Aadan Wargaf oo kamid ah dhalinyarada aas aastay urur siyaasadeedkan cusub ayaa ka warbixiyay barnaamij siyaasadeed ururkan iyo aragtida uu xanbaarsan yahay. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|