“Somaliland Mid Cid Loogu Hanjabo Maaha Ilaahay bay Aaminsan Tahay, Xoriyadeeday Ilaashanaysaa”Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Somaliland Mid Cid Loogu Hanjabo Maaha Ilaahay bay Aaminsan Tahay, Xoriyadeeday Ilaashanaysaa”Madaxwayne Biixi.
March 5, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl muuse biixi cabdi ayaa luuqad adag kula hadlay maamulka somaliya iyo dawlada shiinaha oo Somaliland ku eedaysay in ay dhaawacay midnimada dalkooda kadib xidhiidhka ay la samaysay dalka tiawan,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS