|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Ka Hadlay Eedaha Musuq Maasuq Ee Bulshadu Ku Dhaliisho Iyo Naanaysihii Loo Bixiyay Gudidii Abaaraha Ee Wakhtigii Xukuumadii Axmed Siilaanyo!
March 30, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi oo ahaa wasirkii hore ee wasaarada madaxtooyada xukuumadii axmed siilaanyo ayaa ka hadlay eedaha musuq maasuq iyo tuugada xoole dadwayne ee bulshada qaybo kamid ahi ku eedeeyeen isaga iyo xukuumadii uu kamid ahaa Sidoo kale siyaasi Maxamuud xaashi ayaa sheegay in Gudidii abaaraha ee uu kamid ahaa wakhtigii xukuumadii axmed siilaanyo ay bulshada naanayso la xidhiidha musuq maasuq qofka buuray ay ugu yeedhi jireen wuxu kamid yahay gudida abaaraha. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo; Ururada Bulshada Gabiley Oo Jawaabo Adag Ka Bixiyay Masuuliyiin Xoghayaha Dawlada Hoose Eeday... Daawo:Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Kulan Uu La Qaatay Madaxda Khaatumo "Buuqa Laga Abuuray Ardaaga Bangiyadu, Ma Keeni Kartaa Khatar Amni Oo Lacagta Iyo Suuqaba Khatar Gal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|