|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkada Oomaar Oo Ku Dhawaaqay Inay Joojinayso Wax Kala Soo Degista Dekeda Berbera Iyo Sobobta!
March 24, 2022 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Shirkada Oomaar company oo ah shirkada ugu wayn somalland ee wax kala soo dega dekeda berbera ayaa shaacisay in joojinayso wax kala soo degista dekeda berbera oo ay dhib kala kulantay wax kala soo bixidooda alaabaha ay kazoo dejiyaan taasi oo maamulka dekedu uxidheen shirgad gaadiid oo gaar loo leeyahay. Masuul uhadlayay shirkada oomaar company ayaa ka warbixiyay sobobta ay ujoojinayaan wax kala soo degista dekeda iyo dhibta ay ku hayso shirkada gaadiid ee Towfiiq oo ah shirkad maamulku uxidheen galida gaadiidka ee dekeda, Islamarkaana lacag ku kordhisay bulshada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxwaynaha DDSI Mustafe Ca... Daawo:Wasiirka Wasaarada Warshadaha Oo Ka Difaacay Madaxweyne Silaanyo Eedaymo uu U Soo Jeediyay Was... DAAWO;-Dadwaynaha Ku Dhaqan Deegaano Katirsan Degmada Geed Balaadh Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|