Shil Sedex Gaadh Bijaaj Ka Dhacay Magaalada Gabiley Oo Sobobay Dhaawac Arday Tiro Badan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shil Sedex Gaadh Bijaaj Ka Dhacay Magaalada Gabiley Oo Sobobay Dhaawac Arday Tiro Badan.
March 29, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Shil sedex gaadhi bijaaj oo ka dhacay magaalada gabiley kaasi oo sobobay khasaare tiro badan oo kamid ah ardayda dugsiga sare ee qalax oo la socday bijaajyadan isku dhacay

Taiyaha ciidanka nabadgalyada wadooyinka gabiley ayaa ka warbixiyay shilkan iyo khasaaraha uu sobobay.

 

COMMENTS
LINKS