Shil Gaadhi Ka Dhacay Inta Udhaxay Arabsiyo Iyo Gabiley Iyo Khasaraha Dhimasho Ee Uu Sobobay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shil Gaadhi Ka Dhacay Inta Udhaxay Arabsiyo Iyo Gabiley Iyo Khasaraha Dhimasho Ee Uu Sobobay.
March 27, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Alle ha,unaxariistee hal qof ayaa ku geeriyooday shil gaadhi galabta ka dhacay jidka isku xidha Arabsiyo Iyo Gabiley kadib markii ay iksu dhaceen laba gaadhi oo kal ah ZUZUKI IYO PROPOX.

Shilkan ayaa waxaa ku geeriyooday Alle ha,unaxariistee Marxuum Maxamuud Jibriil Cabsiiye oo watay gaadhi Zuzukida ah

Taliyaha ciidanka nabadgalyada wadooyinka gobolka gabiley ayaa ka hadlay shilkan iyo khasaaraha ka dhashay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS