Sheekh Aadan Sune Oo Shaaciyay In Uu Ku Biiray Alshabaab, Faah Faahina Ka Bixiyay Sobobta Uu Somaliland Uga Cararay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Aadan Sune Oo Shaaciyay In Uu Ku Biiray Alshabaab, Faah Faahina Ka Bixiyay Sobobta Uu Somaliland Uga Cararay.
March 21, 2022 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Sheekh aadan sune oo dhawaan habeen madow ka guuray somaliland isaga iyo qoyskiisu ayaa shaaciyay in uu ku sugan yahay somaliya gaar ahaan deeganada alshabaab ka taliso isagoo cadeeyay in uu ku biiray xarakada alshabaab

Sidoo kale sheekh aadan sune ayaa faah faahin kabixiyay sobobta uu somaliland uga cararay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS