Sheikh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray “Aadansiiro” Oo Deegaanka Farowayne Ee Gobolka Maroodi Jeex Kaga Qaybgalay Munaasibad loo Qabtay Arday dhamaysatay Xiftiga Quraanka Kariimka ayaa Ka Dareen celiyay sida ay ardaydu ubarteen quraanka kariimka oo uu sheegay in ay yar tahay deegaanadan arday sidan wax ubaratay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;