Qoys Seddex Caruur Ahi Kaga Geeriyootay Dab Qabsaday Gurigooda Oo Guri Looga Dhisanayo Magaalada Boorama | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qoys Seddex Caruur Ahi Kaga Geeriyootay Dab Qabsaday Gurigooda Oo Guri Looga Dhisanayo Magaalada Boorama
March 4, 2022 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Qoys dhawaan ay magaalada boorama kaga geeriyooday sedex caruur ah kadib markii uu gurigooda dab qabsaday ismarkaana halkaasi ku shuf beelay.

Dad mutadawaciin ah ayaa qoyskan udhisaya hoy ay galaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS