Muuqaalada Guud Ee Dufcadii 7Aad Ee ka Qalin Jabisa Layli Sarkaal Ee Kuliyada Cabdilaahi Askar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Muuqaalada Guud Ee Dufcadii 7Aad Ee ka Qalin Jabisa Layli Sarkaal Ee Kuliyada Cabdilaahi Askar.
March 7, 2022 - Written by Editor:

Muuqaalada guud ee xafladii qalin jabinta Dufcada 7aad ee layli sarkaal ee kuliyad cabdilaahi Askar ee deegaanka dararwayne oo uu madaxwaynaha Somaliland ka qaybgalay darajada ku taxay inka badan 400 oo sarkaal oo la dalacsiiyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA GUUD EE DUFCADA LAYLI SARKAAL EE CABDILAAHI ASKAR;

COMMENTS
LINKS