Magaalada Wajaale Oo Maanta Lagu Aasay 4Qof Oo Isku Qoys Ahaa Oo ku Geeriyooday Guri Ku Gubtay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalada Wajaale Oo Maanta Lagu Aasay 4Qof Oo Isku Qoys Ahaa Oo ku Geeriyooday Guri Ku Gubtay.
March 3, 2022 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)Alle Ha,unaxariistee waxaa maanta Magaalada wajaale lagu aasay qoys maalintii shalay ku shuf beelay dab ka kacay gurigooda kaasi oo sobobay dhimashada afar qof oo kala ah laba caruur ah, hooyadood iyo walaasheed,

Waxaana Aas loo sameeyay qoyskan ka qaybgalay maamulka gobolka gabiley ,maayarka magaalada gabiley iyo maamulka degmada wajaale iyagoo tiiraanyada la wadaagay qoyskan ay ku habsatay masiibadu.

Waxa kale oo aaska ka  qaybgalay bulshada reer wajaale iyo masuuliyiin kuwaasi oo ilaahay uga baryayay in uu dhaawaca uboogo dhayo ehel iyo qaraabadoodiina samir iyo iimaan ka siiyo.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

 

COMMENTS
LINKS