“Madaxweyne Damacaagu Yaanu Nabadgalyada Innaga Burburin, Ee Qabo Doorashada Madaxtooyada”Gudoomiye Faysal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxweyne Damacaagu Yaanu Nabadgalyada Innaga Burburin, Ee Qabo Doorashada Madaxtooyada”Gudoomiye Faysal.
March 28, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa ka hadlay qaabkii iyo ficiladii ay samayanayeen cidamadu so dhawayntii madaxwaynha

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu doorashada wakhtigeeda ku qabto ismarkaana aanu dalka burbur uhorseedin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS