|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin Sar-sare Oo Ka Socota Golaha Amaanka Qaranka Ee Maraykanka!
March 15, 2022 - Written by Editor:Washington D.C–(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhna ee uu hoggaaminayey oo maalintii saddexaad ku sugan dalka Maraykanka, gaar ahaan Washington D.C ayaa kulan la qaatay masuuliyiin sar-sare oo ka socota Golaha Amaanka Qaranka Maraykanka (National Security Council), waxaana kulankaa lagaga wada hadlay iskaashiga, nabadgelyada iyo dimuquraadiyada iyo horumarinta.
Sidoo kale madaxweynaha qaranka Somaliland iyo weftigiisu waxay kulamo kale la yeesheen hay’adda Caalamiga ah ee dimu-quraadiyada qaranka Maraykanka (National Endowment for Democracy) iyo Baanka Adduunka (World bank)
Related posts:Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo ku dhawaaqay in Bisha September si rasmi ah u bilaamayso Diw... Xubnaha La Saadaalinayo In Ay Safka Hore Kaga Jiraan Golaha Wasiirada Xukuumada Cusub Ee Uu Soo dhis... Guurtida Iyo Wakiillada Oo Go,Aan Wada Jir Ah Kasoo Saaray Qaarar Ay Maxkamada Sare Ku Laashay Xeer... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|