|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin Sar-sare Oo Ka Socota Golaha Amaanka Qaranka Ee Maraykanka!
March 15, 2022 - Written by Editor:Washington D.C–(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhna ee uu hoggaaminayey oo maalintii saddexaad ku sugan dalka Maraykanka, gaar ahaan Washington D.C ayaa kulan la qaatay masuuliyiin sar-sare oo ka socota Golaha Amaanka Qaranka Maraykanka (National Security Council), waxaana kulankaa lagaga wada hadlay iskaashiga, nabadgelyada iyo dimuquraadiyada iyo horumarinta.
Sidoo kale madaxweynaha qaranka Somaliland iyo weftigiisu waxay kulamo kale la yeesheen hay’adda Caalamiga ah ee dimu-quraadiyada qaranka Maraykanka (National Endowment for Democracy) iyo Baanka Adduunka (World bank)
Related posts:DAAWO; Warbixin Daaha Ka Fayday Goob Dadka , Iyo Xayawaan Meel Ka Wadda Qadhaabanayaan Iyo Inta Ay... Faah Faahinta Muxaadarro Caafimaad Oo Uu Jeediyey Dr. Gabboose Iyo 11 Tallo Oo Uu Soo Bandhigay Siya... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-furay Shirweynaha 11-aad Ee Dhaqaalaha Islaamiga ah E... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|