|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jsl Oo Kormeeray Xarumaha Taariikhda Keydka Qaranka iyo Taaladda Diyaaradda ee badhtamaha Magaalada Hargeysa.
March 1, 2022 - Written by Editor:Hargeysa-(W.N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka subaxnimadii hore kormeeray dhismaha xarunta lagu keydin-doono keydka taariikhda qaranka iyo casriyeynta taaladda diyaarada Hargeysa.
Waxaanu madaxweynuhu markii uu gaadhay goobtaasi warbiximo kaga dhegeystay Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Somaliland, Mudane Maxamed Cali Bille oo isagu gacanta ku haya dhismaayaasha Xarumahaasi.
Dhismeyaashan oo ay hirgelin doonto madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa wakhtigan ku dhaw Gebegebo, waxaanu madaxweynuhu masuuliyiinta iyo shirkadaha gacanta ku haya faray inay sida ugu dhakhsaha badan u dhamaystiraan wixii ka dhiman iyagoo dhawraya wakhtiga. Related posts:Warsaxaafadeed: Xukuumadda Kumliye Oo Ku Caanbaxday Cabudhinta Iyo Xadgudubka Masuuliyiinta Qaranka ... WAR DEG DEG AH; Madaxtooyada Oo ku Hawlan Buuxinta Jagooyinkii Wasiiradu Iska Casileen Iyo Madaxway... “Xadhiga Ahmed Maxamed Daa,uud Waa Barmadow, Oo Ku Taal Xukuumada Talada Haysa, Haday Bilays Yihiin ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|