Madaxweynaha Jsl Oo Khudbad Ka Jeediyey Machadka Washington Institute for Near East Policy | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jsl Oo Khudbad Ka Jeediyey Machadka Washington Institute for Near East Policy
March 23, 2022 - Written by Editor:

Washinhton-D.C-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo ku guda jira safarkoodii shaqo ee dalka Maraykanka oo galay maalintii koob iyo tobnaad ayaa khudbad ka jeediyey Machadka Washington Institute for Near East Policy oo madaxweynaha ku martiqaaday xarunta machadkaasi ku leeyahay Washington DC.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS