Maayarka Magaalada GabileyOo Soo Kormeer Dhismaha Biriijka Shariif Cali Oo Hada Gabo Gabo Ku Dhow. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Magaalada GabileyOo Soo Kormeer Dhismaha Biriijka Shariif Cali Oo Hada Gabo Gabo Ku Dhow.
March 18, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaa xildhibaano katirsan golaha deegaanka degmada Gabiley ayaa soo kormeeray dhisamaha biriijka shariif cali oo hada meel gabo ku dhow maraya.

Waxaana halka uu ay hawshu marayso ka warbixiyay madaxda shirkada gacanta ku haysa

Dhanka maayaraka magaalada gabiley ayaa hadlay muhiimada uu bulshada reer gabiley iyo fiditaanka magaalada uleeyahay.

COMMENTS
LINKS