Maamulka Cusub Ee Degmada Geedbalaadh Oo Xilkii La Wareegay Iyo Masuuliyiinta Gobolka Gabiley Oo Ka Qaybgalay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Cusub Ee Degmada Geedbalaadh Oo Xilkii La Wareegay Iyo Masuuliyiinta Gobolka Gabiley Oo Ka Qaybgalay!
March 17, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha cusub ee degmada geedbalaadh ee gobolka gabiley ayaa maanta xilkii kala wareegay maamulkii hore ee degmada

Munaasibada xilwareejinta ah ayaa waxaa ka qaybgalay badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley,Qaarkamid xildhibaanada golaha deegaanka gabiley iyo masuuliyiin kale.

COMMENTS
LINKS