“Luuqadeenii Waxaa Badalay Like And Share, Waar Dhaqankeenii Aynu Ku Noqono, Buugaasina Waxbanada Buu Ina Tarayaa”Gudoomiye Xinif. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Luuqadeenii Waxaa Badalay Like And Share, Waar Dhaqankeenii Aynu Ku Noqono, Buugaasina Waxbanada Buu Ina Tarayaa”Gudoomiye Xinif.
March 18, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Cabdikariim Axmed Maxamed Xinif oo ka hadlayay bandhiga buuga miyi iyo markab ayaa bulshada ugu baaqay in ay dib ugu noqdaan dhaqankii iyo afkeenii oo hada meesha kasii baxaya

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS