Laba Suxufi Oo Habeenkii Xalay Lagu Dhaawacay Hargaysa Oo Ka Faah Faahin Ka Bixiyay Sidii Wax Ugu Dhaceen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Laba Suxufi Oo Habeenkii Xalay Lagu Dhaawacay Hargaysa Oo Ka Faah Faahin Ka Bixiyay Sidii Wax Ugu Dhaceen.
March 19, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Laba wariye oo habeenkii xalay koox aan la aqoonsani dhaawacyo ugu gaysteen magaalada hargaysa kuwaasi oo kala ah wariye cabdi jarmali iyo wariye cali mahdi.

Labada wariye ayaa faah faahin ka bixiyay halkii lagu wareeray iyo dhaawaca ay ugaysteen,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS