|
|||||
WAJAALE NEWS
“Horta Dagaalka Doorasho-doonka Iyo Doorasho-diidku Ogow Wax Kale Maaha Ee Waa “Doorasho Wakhtigeedi Joogo Ha La Qabto Iyo…”Cali Guray.
March 11, 2022 - Written by Editor:GARO AMA HA GARAN; Horta dagaalka Doorasho-doonka iyo Doorasho-diidku ogow wax kale maaha ee waa “doorasho wakhtigeedi joogo ha la qabto iyo la qaban maayo”. Shalay kii doorasho-diidka ahaa ee maanta doorasho-doonka ah iyo kii shayna doorasho-diidka ahaa maantana doorasho-diidka ah aniga waxa i xiga ka shalay qaldanaa ee isa saxay oo iga xiga ka shalay iyo maantaba qaldan waayo anigu shalayna doorasho-doon baan ahaa maantana doorasho-doon ayuun baan ahay. Waxan u arkaa in danta qaranka iyo sharciguba ay yihiin in doorasho walba xiligeeda lagu qabto.
Maantu shalay Maaha Ee Maalin kale. Aniguba Hadii Shalay Aan Muuse Taageerayay Maantaba 100% Waxan Taageersanahay Cabdiraxmaan oo aan u raacsanahay “QOF AHAAN, QOLO AHAAN IYO WELIBA XISBI AHAANBA. Waxan u arkaa in maanta ay ku jirto midnimada, wadajirka, iyo wax-wada-lahaanshaha Somaliland. Garo ama ha garan. Qore; Siyaasi Cali Guray Related posts:Hal Qof Oo Ku Geeriyooday Mullaacad Uu Ka Shaqaynayay Oo Ku Duntay Iyo Ciidanka Dab damiska Oo Gurma... Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Hambalyo Udiray Shacabka Jsl, Xuska Maalinta Qarannimada ... Hay’adda Shaqaalaha Oo Ku Dhawaaqday In Markii U Horaysay La Sameeyey Guddi Abaalmarisa Shaqaalaha D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|