|
|||||
WAJAALE NEWS
Halkee Ayay Ku Danbeeyeen Biyo Xidheenadii Xukuumadu Hore Uga Dhagax Dhigtay Deegaanka Salaxley.
March 11, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa dhowr biyo xidheen hore uga dhagax dhigtay deegaano katirsan degmada sallaxley kuwaasi oo aan waxba ka hirgalin kuwaasi oo maalintii xukuumadu dhagax dhigaysay ay sheegtay in biyo xidheenkan uu noqon doono ka ugu wayn Somaliland. Siyaasi jaamac shabeel oo kamid ahaa masuuliyiintii wakhtigii la dhagax dhigay ka kamid ahaa masuuliyiintii xukuumada ka socday ayaa wax laga waydiiyay sobobta ay xukuumadu ufulin wayday balan qaadkii biyo xidheenkan iyo halka uu ku danbeeyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN; Related posts:Wejiga Labaad Ee Waddada Cad Ee Isku Xidhaysa Hargeysa,Sallaxlay Iyo Ina Guuxaa Oo La Bilaabay Xaaji Cabdi Waraabe Oo Khudbad Duco Iyo Dardaaran Ah UjeeXaaji-Cabdi-Waraabe-Oo-Khudbad Duco Iyo Dar... Daawo: Xaaska Madaxweyne Obama Oo Khudbadeedi U Danbaysay Kaga Hadashay Kala Duwananshaha Dadka Ku N... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|