|
|||||
WAJAALE NEWS
Halkee Ayay Ku Danbeeyeen Biyo Xidheenadii Xukuumadu Hore Uga Dhagax Dhigtay Deegaanka Salaxley.
March 11, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa dhowr biyo xidheen hore uga dhagax dhigtay deegaano katirsan degmada sallaxley kuwaasi oo aan waxba ka hirgalin kuwaasi oo maalintii xukuumadu dhagax dhigaysay ay sheegtay in biyo xidheenkan uu noqon doono ka ugu wayn Somaliland. Siyaasi jaamac shabeel oo kamid ahaa masuuliyiintii wakhtigii la dhagax dhigay ka kamid ahaa masuuliyiintii xukuumada ka socday ayaa wax laga waydiiyay sobobta ay xukuumadu ufulin wayday balan qaadkii biyo xidheenkan iyo halka uu ku danbeeyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN; Related posts:Soomaaliya Waxaanu Kala Hadlayna Sidii Aan U Kala Tegi lahayn Oo Aan U Noqon Lahayn Laba Dal Oo Wala... Haweenay Dawarsan jirtay Oo Ka Dhimatay 75kun Oo Doolar Iyo Hantikale Oo Dahab Iyo Dhulba Leh. Labada Xusbi Mucaarid Iyo Siyaasiyiinta Madasha Wada Tashiga oo Xalay Shir Ku yeeshay Magaalada Harg... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|