Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Soo Bandhigtay Qorshaha Shanta Sano Ee 2022-2026! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Soo Bandhigtay Qorshaha Shanta Sano Ee 2022-2026!
March 13, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa daahfur iyo faafin ku samayay qorshaha haayada ee sanadaha 2022 ilaa 2026,

Munaasibada haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha kusoo bandhigaysay qorshaha haayadaha ee shanta sano ee soo socda ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiin ka socda xukuumada iyo haadaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga.

Ugu horayna masuuiyiinta haayada qaxoontiga ayaa sharaxaad ka bixiyay qorshaha haayada ee shanta sano.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS