Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Cabdiqaadir Xaashi Oo Shaaciyay Wakhtiga La Keenayo Maykiisa Iyo Halka Lagu Aasi Doono! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Cabdiqaadir Xaashi Oo Shaaciyay Wakhtiga La Keenayo Maykiisa Iyo Halka Lagu Aasi Doono!
March 28, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida qaban qaabada aaska Marxuum ganacsade cabdiqaadir xaashi cilmi oo ku geeriyooday dalka hindiya ayaa shaaciyay In maalinta bari ah maydka marxuumka la keenayo caasimada hargaysa islamarkaana lagu aasi doono  xabaalaha baqiic ee waqooyiga magaalada hargaysa.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS