Gabadh Somaliland Ku Dhalatay Kuna Dhaqantay Oo ka Warantay Cunsuriyad Ay Kula Kaceen Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Xafiiska Bixinta Kaadhka Dhalashadu! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gabadh Somaliland Ku Dhalatay Kuna Dhaqantay Oo ka Warantay Cunsuriyad Ay Kula Kaceen Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Xafiiska Bixinta Kaadhka Dhalashadu!
March 2, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ayaan Cabdiwali oo gabadh ku dhalatay Somaliland kuna dhaqantay somalilad ahna hooyo ayaa ka waramay dhacdo shacabka Somaliland ka damqadeen oo ay kala kulantay wasaarada arimaha gudaha iyo xafiiska bixinta kaadhka dhalashada ee dawlada hoose ooo ay sheegtay in ay udiideen ismarkaana ay cunsuriyadeeyay

HALKAN KAGA BOGO WARKA GABADHAN;

https://youtu.be/UL3jQD24-R8

COMMENTS
LINKS