Ehelada Hooyo Cisbitaalka Gabiley Ku Shubeen Dhiig Khaldan Oo Ka Waramay Sidii Ay Wax Udhaceen Iyo Dhibaatada Kasoo Gaadhay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ehelada Hooyo Cisbitaalka Gabiley Ku Shubeen Dhiig Khaldan Oo Ka Waramay Sidii Ay Wax Udhaceen Iyo Dhibaatada Kasoo Gaadhay!
March 4, 2022 - Written by Editor:

Hooyo Dhiig Khaldan Oo lagu Shubay Ku Wayday Mataano Ay Siday Iyo Eheladeeda Oo Ka Hadlay Sidii Ay Udhacday Arintan Murugada Leh.

HARGAYSA(W,N)-Ehelada hooyo jamiila xuseen oo ahayd hooyo Iyado oo fool ah la dhigay dhakhtarka Magaalada gabiley islamarkaana dhiig khaldan oo keedii ahayn ay ku shubeen kaasi oo sobobay in mataano ay siday ay soo dhasheen iyagoo mayd ah.

Sidoo kale ehelada ayaa ka waramay waxyaabaha ka qabsaday cisbitaalka gabiley oo sobobay in ay halis gasho nafteedu islamarkaana ay ula soo ordeen dhinaca cisbitaalka magaalada hargaysa oo hada xaaladeeda caafimaad lagula tacaalayo.

Dhanka kale qoyskan ayaa xukuumada ka dalbaday In ay dhacdadaan ubaahan yihiin ay hooyadani cadaalad hesho maadama ay dhiigaa khaldan ee ay ku shubeen cisbitaalka gabiley ay ku wayday laba caruur ah oo dhigtay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS