|
|||||
WAJAALE NEWS
“Doorashada Tooska Ah Ee Aynu Maanta Ka Sheekayno, Xeerarkii Iyo Habracii loo Raaci Lahaa Majiraan”Garyaqaan Mubarik Aar
March 11, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan Mubaarik Aar oo kamid ah Aqoonyahanka Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay go,aankii Maxkamada soo saartay ee xeerka ururada iyo qawaaniinta loo Raacayo. Sidoo kale garyaqaan mubaarik ayaa farta ku fiiqay cida awooda Uleh ee cayimi karta qabasho doorasho toos ah. Dhanka kale garyaqaan mubaarik Aar ayaa hadlay cida ay Masuuliyadu ka saran tahay fulinta go,aanka maxkamada sare. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Maxkamada France Oo Bilawday Dhegaysiga Dacwad Loo Haysto General Lagu Haysto Xasuuqii Rowanda Ee Ha... Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-Galay Munaasibad Lagu Soo Bandhigay Guulaha Mashruuca K... DAAWO: Guddoomiyaha Ku Meel Gaadhka ah Ee Xisbiga Wadani Cabdiqaadi Jirde oo Ka Hadlay Xukunkii Lag... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|